Snabbnavigation

Hoppa till huvudinnehåll

Khibrad iftiinka Jiilaalka 2020!

Diisambar waa waqtigii. Ka dib waxaan daari doonnaa rakibaadda sanadkaan raadkiisa.

Rakibaadda waxay ku yaalaan Stångån, laga bilaaboTullbron illaa Nykvarns sluss waxaana la shidaa maalin kasta 15.30 - 21.00 munaasabadduna waa bilaash.

Iftiinka xilliga qaboobaha wuxuu socdaa 13 Diseembar 13 - 3 januari.

Sababo la xiriira masiibada socota, waxaa muhiim ah in qof kasta oo u taga inuu fiiriyo rakibaadda uu qaato mas'uuliyadiisa isla markaana uu raaco talooyinka Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee Sweden.

Ilaali kafogaanshaha, gurigaaga joog haddii calaamado kaa muuqdaan!

Senast uppdaterad den 30 november 2020