Hoppa till huvudinnehåll

Warbixinta ku sabsan luqada Sfi oo luqada Soomaliga

Warbixinta ka tamid khariideynta barashada luqada iswidhiska, xafiska Centrum för wuxusenutbildning Linköping

Imanshaha khariideynta barashada Luqada
iswidhiska waa la hakiyey sababto ah cudarga loo yaqaano Coronavirus/Covid-19 in la yareyo Isqaadsintisa awgeed.

Kala soo xirir mailka khariidenta barashada luqada iswidhiska hoos ku qoran hadii aad doneysid.

Kala soo xirir waqtiyada telonkaga hos ku xusan:

Isninta - Taladada 11:00 ilaa 12:00 iyo 14:00 ilaa 15:00

Qamista 11:00 ilaa 12.00

Nambarka telefonka: 013-294700

Waxaan idin ogeysiineyna in afka soomalika  nagala soo xirirkartin.

Senast uppdaterad den 27 april 2020